Mashruuc Shaqo Abuur looga Sameynaayo Dadka Barakacayaasha Oo lagu Daahfurey Baydhabo.

0
85

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruucan oo loogu magac daray ka soo ka bashada saameynta dadka barakacayaasha ama xalka waara kaasi oo lagu caawiyo dadka barakacayaasha ayaa shaqa abuur waxaa loogu sameeyay Qoysas barakacayaal oo ka kala socday Kaamamka Barwaaqo, Eediisii, Xanaano two iyo qaar ka mid ah bulshada xaafadaha Baydhabo, Waxaana Mashruucan shaqa abuurka ah maalgelisay Hay’adda Socdaalka IOM iyadoona fulineysay Hay’adda Riyado.

Dahfurka Mashruuca ayaa waxaa ka  qeyb galay Maamulka degmada Baydhabo, Agaasimaha wasaarada qorsheynta KG iyo madax ka kala socotay Labada Hay’adood.
Mid ka mid Masuuliyiinta Hay’adda Riyado ayaa ka warbixiyay Mashrucaan shaqaabuurka ah  iyo dadka loogu talagalay in ay ka faa’iidaystaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here