Mashruuc sare loogu qaadayo Waxbarashada carruurta oo laga daah-furtay magaalada Gaalkacyo ee Galmudug

0
111
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruucan oo sare loogu qaadayo kobcinta maskaxeed ee ubadka iyo Waxbarshada lana jaan qaadaya Waxbarshada casriga ah ee tiknolojiyadda ayaa laga hirgeliyay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Daah-furka mashruucan waxaa ka  qeyb-galay Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdirahman Sheekh xasan Jimcaale iyo masuuliyin kale oo ka tirsan maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here