Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axamed Cabdi Muuse oo kaashanaayo Masuuliyiin ka socoday Hay’adda Beeraha Aduunka ee FOA ayaa si wada jir ah xariga ugu ka jaray Mashruuc Xoolo-Naaxin ah islamarkaana laga hirgeliyey Deegaanka Balanbaal ee Degmada Gar’adag.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.