Mashruuc lagu taageeraayo dadka baahiyaha gaarka qabo oo laga daah-furay Muqdisho

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu Qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay mashruuc lagu taageerayo dadka naafada ah kaasi oo aay so Agaasintay Haya’adda Special Onlympics .

Munaasabadan ayaana isugu Jirtay tababar la siinyay Macalimiinta Dadka Garaadka Ka Naafoowday iyo daah-furka Mashruuc lagu Tageerayo Caruurta Baahiyaha Gaarka ah qabo iyadoona ay ka qeyb Galeen Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here