Mashruuc Indho-fiiqis Lacag la’aan ah oo laga bilaabay magaalada Kismaayo

0
248

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mushruucaan Indho fiiqiista ah oo socon doono muddo saddax Isbuuc ah  oo ay ka faa’iideysan doonaan ku dhawaad 1,800  oo qof ayaa waxaa loo sameeyn doonaa indho fiiqid aragti sixid iyo daaweyn lacag la’aan ah.

Mashruucaan  indho fiiqista ah ayaa loo sameeyn doonaa dadka danyarta ah,waxaana mashruucaan iska kashanaayo  fulintiisa  Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland iyo qaar ka mid ah Hay’adaha Wasaaradda kala shaqeeya dhinaca hormarinta Adeegyada  Caafimaadka Deegaanka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here