Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Bosaaaso oo uu weheliyo Guddomiye kuxigeenka G. Bari iyo Madax ka socota Hayadaha UNHCR Iyo NRC ayaa Magalada Bosaaso si Wadajir ah u dhagax dhigay Mashruuc lagu dhisayo guryo ay ka faa’iidaysan doonan dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka barakacayaasha Magaalada Bosaaso.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.