Mashquul xooggan oo laga dareemayo goobaha Cilaan saarka Baladweyne

0
39
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Goobaha Lagu saaro Cillaanka isla markaana lagu qurxiyo haweenka ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul badan maadaama maalmo kooban ay naga xigaan munasabadda ciidul fidriga.
Xiligaan oo kale markii lagaaro goobahaan cilaan saarka waxaa soo buux dhaafiyo Haween badan oo isku diyaarinayo munaasabadda ciidul fidriga.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here