Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar ayaa diyaar garoow balaaran ugu jirta bisha barakeysa ee radaman oo fooda nagu soo heyso, kuwaa oo si aad ah u iibsanayo agabka loogu talagalay Ramadaanka, suuqa weyn ee lugu iibiyo macuunta magaalada Jowhar ayaa xiligan laga dareemayaa dhaq dhaqaaqa dhanka iibsashada macuunta sida tarmuusayada barafka, midka shaax, kululeyliseeyinka iyo alaabaha kale ee loo isticmaalo karinta cunooyinka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.