Mashaariic horumarineed oo laga bilaabay Deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha dhexe

0
49

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa si isxilqaan ah ku hirgalinaya qaar kamid ah mashaariic horumarineed.

Shacabka ayaa deeganka wargaadhi markii ugu horeysay ka hergilinaya aargoyin iyo wadooyin casri ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here