Masaajid Laga dhisay Xaafadda Farjano oo xariga laga jaray

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda awqaafta iyo arimaha diinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa xariga ka jaray Masaajidka Abukar Sadiiq kaas oo laga hirgaliyay xaafada farjano Gaar ahaan waaxda dalxiiska.

Masaajidka oo dhismihiisu in mido ah soo socday ayaa waxaa xarig jarkiisa ka soo qayb galay Masuuliyiinta Wasaaradda awqaafta iyo Arimaha diinta,qaar ka mid ah Culimada Magaalada kismaayo iyo marti kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here