Masaajid cusub oo laga hirgeliyay degmada Hiliwaa oo la daah-furay

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degmada Hilwaa gaar ahaan xaafada sos ee magaalada Muqdisho ayaa laga xariga laga jaray Masjid cusub oo loogu magac darey Masjidul Rawda oo ay dhiseen walaalo muxsiniin ah

Daah-furay Masjid ayaa waxaa ka soo qeyb galay bulshada xaafada culumada  iyo marti sharaf kale oo badan.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here