Marxuumad Maamo Badraan oo lagu aasay magaalada Kismaayo

0
17
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Allaha unaxariistee waxaa maanta magaalada Kismaayo lagu aasay Marxuumad Badraan Muxumed Cabdulle oo horey xilal kala duwan kasoo qabatay hogaanada Haweenka Jubbaland.
Aaska Marxuumada waxaa ka qeyb galay bulshada qeybaheeda kala duwan sida Culimada, Haweenka, Dhalinyarada, odoyaasha dhaqanka iyo Ehelkeeda.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here