Maqaayad Cusub oo laga furay magaalada Baydhabo

0
279
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maqaaxidan Laga furay magaalada Baydhabo oo lagu magacaabo The Gerdan Pizza ayaa lagu iibin doono Raashiinka Fudfudud noocyadooda sida Pizza, Shuwaarma, Toortooyinka Jaalatooyinka iyo Mac-macaanada kale.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here