Mamuulka Gobolka Banaadir oo xarig jaray waddoyin Wadooyin cusub

0
110
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarig jaray 12-waddo oo laga hirgaliyay xaafadaha Degmada Warta Nabada, kuwaas oo isku xira Wadooyinka Wadnaha, Sodonka, Aadan Cade iyo Xamar Bile.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here