Maamuulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo Kawarbixiyay Qorshaha uga degsan Hormarka Magaalada.

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxa Mudoyinki lasodhafay Kasocday Dhismaha Wadooyinka laamiga ah oo Sicasriya loo dhisayo kuwaas oo Qarkood laso gabagabeyay dhismahoda wax weena kabedelay Bilicda Magaalada iyo isku socodka Bulshada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here