Mamuulka Degmada Kismaayo oo faahfaahiyay Mashaariicda Hormariicda ka socota Magaalada

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxa kasocda Mashaariic kaladuwan kuwaas oo ay kamid yihiin Dhismaha lamiyada oo qaarkod lasoo gabagabeyay wax weena kabedelay Bilicda iyo iskusocodka bulshada Magaalada.

Gudomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne oo Xafiskisa kula hadlay Warbaahinta ayaa kawarbixiyay Masharicda kasocda Magaalada halka ay marayaan iyo waxa iska bedelay bilicda Magaalada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here