Mamuulka Degmada Kismaayo oo bilaabay hirgilinta Astamaha Kala haga Gaadiidka

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne iyo taliyaha laanta Nabad galyada Wadooyinka degmada Kismaayo Cabdishakuur Sheekh Maxamed Dayib ayaa hirgaliyay astaanta joogsiga Gawaarida.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here