Mamuulka degmada Kaaraan oo xarigga ka jaray waddo Interlock ah oo laga hirgeliyay waaxda Jabuuti.

0
11
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kaaraan Mudane Faarax Cadaani Maxamed Ayaa Caawa Xarig Jaray Waddo Interlock ah oo Laga Hirgiliyay Waaxda Jabuuti Ee Degmada Kaaraan.
Gudoomiyaha Ayaa Bulshada Waaxda Jabuuti ku Amaanay Doorkooda Isku Tashiga leh oo Ay ugu Qeyb Qaadanayaan Dhismaha Waddooyinka xaafadaha, taasi oo muhiim u ah Bilicda iyo Fududeynta isku socodka bulshada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here