Mamulka Jaamacadda Jubba ee kismaayo oo shegay in warbarashada Deegaanada Jubbaland ay sameyneyso koboc.

0
363

Kismaayo(Idaacada Waamo)Maamulaha jaamacadda Jubba  ee magaalada kismaayo  Cabdiraxmaan sheekh Aadan Xusseen ayaa shegay in warbarshada deegaanada jubbaland gaar ahaan degmada kismaayo ay soo martay marxalado kala duwan waxuuna shegay in xiligaan ay jiraan horumaro dhanka waxbarsahad ah oo uu kutalaabsaday Gobolka Jubbada hoose gaar ahaan degmada kismaayo

Waxuu kaloo sidoo kale baaq udiray bulshada reer kismaayo oo uu sheegay in loo baahan yahay in ay dadka wax bartaan si uu deegaanku u noqdo deegaan horumarsan.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here