Maamulka Iskuulka Alqalam oo kawarbixiyay habsami u socodka waxbarashada iskuulka

0
54
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Alqalam oo kamida Iskuulaadkaa Waxbarashada degmada Kismaayo ayaa waxaa wax ka barta Ardey u badan kuwaas oo qaarkood ay kamid yihiin kuwa qaba baahiyaha gaarka ah,kuwaas oo iskugu jira wiil iyo gabdha Iskuulka  Alqalam ayaana kamid ah iskuulada koobanan ee sida lacag la’aanta ah wax lagu baro Ardeyda danyarta ah iyo kuwa agoomada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here