Maamulka Iskuula Hoose ee Goobweyn oo ka warbixiyay waxbarshada Iskuulka

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Gobweyn waxaa uu ka mid yahay degaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo waxaa ayna dadka degaanka ku nool baahi wayn u qabaan inaay helaan adeegyada aas aasiga u ah noloshada Aadanaha oo ay ugu horayso adeeg waxbarasho oo dhamaystiran.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here