Mamulka Degmada Kismaayo oo Deeq Raashin ah Gaarsiiyey Dadka kunool Galbeedka Magaalada Kismaayo

0
148

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Mamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo uu horkacaayo Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey dadka ku nool galbeedka magaalada Kismaayo, Kuwaasi oo ah xoolo dhaqato ay abaarta wadanka ka dhacday saameysey.

Deeqda raaahinka ayaa ka timid Dowlada ee isutaga Imaradka Carabta, waxaana loogu tala galay dadkii ay saameysay abaartii baahsaneyd ee ku dhufatay guud ahaan dadka gaar ahaan deegaanada Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here