Mamulka Degmada Kismaayo oo wada dhismaha laamiyada oo ka hadlay caqabadaha bulshada kala kulmaan

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Wali waxaa socda diyaar garowga dhismaha wajiga labaad ee laamiyada magaalada kismayo oo u wada maamulka degmada Kismayo iyadoo horay lasoo gabagabeeyay dhismaha wijiga kowaad ee ee laamiyada Kismayo kuwaasi oo bulshada magaalada ay ad ugu riyaqeen.

Cumar Cabdullaahi Maxamed faraweyne Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa magaalada oo xafiiskiisa war fidiyeenka kula hadlay ayaa sheegay caqabadaha ay bulshada kala kulmaan iyo halka u maraayo dhismaha wijiga labaad.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here