Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo uu horkacaayo Gudoomiye ku-xigeenka Arimaha Bulshada ee degmada Najiib Bare Salaad ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey dadka ah ee ku nool xafada Calanley magaalada Kismaayo, Kuwaasi oo ad ugu bahna rashinkan lagarsiyay
Deeqda raaahinka ayaa ka timid hay ada irda waxaana loogu tala galay dadka danyarta ah ee kunool gudaha magaalada kismayo si ay afur uga dhigtaan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.