Mamulka Degmada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay udiyaar garowga Wajiga 3-aad ee mashruuca Wadooyinka Nagaad

0
57

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dowlaada hoose degmada Kismaayo ayaa mudooyinkii dambe waday dhismaha wadooyinka magaalada kismaayo kaas oo wijigisi 2-aad u hada meel wanaagsan u marayo sida uu sheegay Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) isagoona ku baaqey in la dardargalinayo wadooyinka cusub loona diyaar garowga wajiga 3-aad ee mashruuca Nagaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here