Mamulka Degmada Kismaayo oo balan qaaday inay ka shaqeyni doonaan hormarinta Waxbarashada

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne oo Kaduulaya Kaqeeb qadashada Horumarinta Waxbarashada ayaa Balan qaday ineey lashaqeyni Doonan Wasaaradda Waxbarashada iyo daneshasha Waxbarashada Kana qeb qadan donan Horumarinta goobaha waxbarashada.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here