Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hormarada dhinac waxbarshada ay higsanaayaan bulshada kunool Magaalada Kismaaayo ayaa waxaa u muuqata mid laga soo kab sanaya sidii ay ahaan jirtay xiliyadii hore, dhinac waxbarashada ,iyadoo ay hataan soo badanayaan goobaha lugu barta tacliinta .
Iskuulka Axmed Binu Xambal waxaa uu ka mid yahay iskuulada ugu faac weyn ee ku yaalla Magaalada Kismaayo waxaa uu sidoo kale iskuulkan uu ka gooban yahay dugsiga hoose dhexe iyo dugsiga sare .
Mamulaha iskuulka Axmed binu Xambal mudane Badrudiin Shukri Cabdullah ayaa iga warbixiyey waxyabaha lugu barto iskulka iyo hormarada ardeyda ka baxday iskuulkan ay ka garaan waxbarshada .
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.