Kismaayo(Idaacada Waamo)Guddoomiyaha Gobalka Jubada Cabdirashiid Cabdullahi Cali Gooni oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay u diyaar garooween dabeylaha la shaaciyay in ay ku soo wajahanyihiin Koonfurta Soomaaliya.
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa Bulshada ugu baaqay in ay isku tashi sameeyaan,islamarkaasina culimada ay Bulshada wacyi geliyaan.
R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.