Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nolasha Qoysaskaan waa mid aad u adag waxayno Ka soo barakaceen deegaanada Waqoyiga magalada Kismaayo ,sida Sanguuni Malayleey Siinga-Leeyr,waxaana dadkaan oo la hadlay Idaacada Waamo ay codsadeen in dib u dajin Loo sameeyo maadaama ay deeganadoda Xaalad adag ay uga soo Barakaceen.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.