Magalada kismaayo oo ay kusoo badanayaan xarumaha farsamada gacanta ee haweenku wax ka bartaan

0
415

Kismaayo(Waamo Radio)magalada kismayo ee xarunta ku meelgaarka  dowlad goboleedka jubbaland oo ay kuyaala xarumo kala duwaan kuwaas oo laga barto xirfadaha farsamada gacanta.

Goobahaas waxaa kamid ah xarunta cawaale women group oo lagu
barto farsamada gacanta waxaana xaruntaan haweenku waxyaba xaruntaan lagu barto waxa kamida cilaan saarka , karinta dharka ,tolista dharka iyo xirfado kale qaar kamid haweenka ayaa kawarbixiyay waxyabaha  ay bartaan.

dhanka kale  xuseen Ali Dauud oo ah agasimaha xarunta cawaale  ayaa Isna  waxaa sharaxaad ka bixiyay qaabka ay xaruntaan heenka waxaana uu sheegay in ay lama huraan tahay in maanta ay xirfado kala duwan Bartaan haweeynka soomaaliya oo laf dhabarka u ah reera badan.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedineysa:-Xamdi Maxamed Yasiin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here