Magalada Baladweyne oo Laga Hirgaliyey Goobo Lagu iibiyo Hadiyadaha oo Anan Horay uga Jirin

0
491
Kismaayo(Waamo Radio)Magaalada Baladweyne ee xarrunta Gobalka Hiiraan waxaa laga hirgaliyay Goobo Ganacsi oo  Bulshada Magalada Baladweyne ku iibiyaan Adeegyo kala Duwan oo Ay u Baahan Yihiin Bulshada Degaanka.
Qaar ka mid ah ganacsatada Hindisay Ganacsigan  agabka Hadiyadaha oo ku cusub Magalada Baladweyne oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa ay sheegeen in ay ku Farax san yihiin in bulshadooda u soo bandhigaan adeegyo badan oo ay bahnayeen Dadka Dagan Deeganada Gobalka Hiraan Gaar Ahaan Magalada Baladweyne.
waxaa warbixintaan inoo haya Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here