Magacayada labo weeraryahan oo la filayo inay ka tagi doonaan Kooxda Arsenal sanadka 2022 oo la shaaciyey

0
179

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa la shaaciyey magacyada labo weeraryahan oo la filayo inay ka tagi doonaan kooxdooda Arsenal sanadka 2022-ka.

Wargeyska football.london ayaa warinaya in kooxda Arsenal ay lumin doonto sanadka 2022-ka labadeeda Weeraryahan ee Eddie Nketiah iyo Alexandre Lacazette.

Labadan dhaliye ayaa heshiiskooda Gunners waxa uu ku eg yahay xagaaga soo socda, waxaana ay si xor ah uga ka tagi doonaan garoonka Emirates haddii aan wax heshiis ah la la gelin inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xiddigaha ee bisha Janaayo.

Si kastaba ha noqotee, Wargeyska u dhow kooxda ka dhisan Waqooyiga Magaalada London ee football.london ayaa shaaca ka qaaday in Arsenal ay lumin doonto 2022 labadeeda weerar ee Nketiah iyo Lacazette.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here