Magaalada Kismaayo Dabaylo xoog leh oo saameeyn ku yeshay Barakacayaal.

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dabeeylo xooggan oo maalmihii u dambeeyay katagnaa Gobalka Jubada hoose ayaa saameeyn ku yeeshay dadka barakacayaasha ee degan xerooyinka,qaar ka mida ah Dadka baracayaasha degan kaamamka kimayo ayaa ka waramay saameynta ay ku yeeshen dabeeylaha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here