Magaalda Kismaayo oo lagu qabtay kulan looga hadlaayay dardar galinta mashaaric laga fulinayo deegaanka buula bartire.

0
140

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Masuuliyiinta Wasaaraddaha Beeraha iyo Howlaha guud iyo guriyaanta,injineero iyo madax kale ayaa waxay Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland kulan ugu qabatay xaafiiska Wasaaradda ayagoo si wada jira ula kulmay wafti ka socday Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan beeraha ee FOA.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here