Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool oo laga dareemayo Horumar dhinaca Ganacsiga ah

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa waxa kasocda hormar balaaran oo dhinac walba leh sida dhiamaha wadooyinka muhimka ah ee mara xafadaha nagaalada hirgilinta gowa cafimaad iyo guud ahaan adeegyada bulshada iyado ay socdaan howlahan dhismaha wadoyinka ayaa waxa hadana da aya roobka guga kaas oo sameen kuyeeshay goobaha ganacsi ee kuyala hareraha wadada ween ee marta bartamaha magalada xudur madama wadada ay kasara martay guryaha walina an loo sameynin biya marena taas oo kentay in biyaha ay ku noqdaan gooaha Gamacsiga iyo Xaafadaha qaar.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here