Magaalada Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay kulanka Banbaxa ee guddiga joogtada

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulanka Banbaxa ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo sedaxdii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Magaaladda Muqdisho ayaa maanta lasoo gaba gabeeyay, waxaana kulanka maalmihii uu socday looga hadlayay dejinta shuruucda Golaha ee Kalfadhiga todobaad.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here