Magaalada Muqdisho oo lagu soo Bandhigay Barnaamijka Wada-hadal Qaran oo ku saabsan awoodda xogta Istaatistikada iyo Iskaashiga

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho aya waxaaa lagu soo bandigay Barnaamijka Wada-hadal Qaran oo ku saabsan awoodda xogta Istaatistikada iyo Iskaashiga

Barnaamijka ayaa waxuu fudueen donaa iskaashiga soo saarista xogta waxaan ka soo qeybgalay kulanka Xildhibaan , Agaasimayaasha kale duwan ee hay’ada istatistikada qaranka , musuliin kale duwan ee ka socotay dhanka dowlada iyo Bahada waxbarshada.

Abdinoor Samariye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here