Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay Xuska Maalinta Haweenka Aduunka

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka waxaa lagu qabtay maalinta caalamiga ee Haweenka Aduunka, waxaa kasoo qeyb galay Raìisul wasaare kuxigeenka 1-aad dalka, Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, Wasiirkii horey ee  Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, Gudoomiyaha ururka haweenka Gobalka Banaadir, haween iyo marti sharaf kale.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here