Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay Shirka looga hadlayay shaqo abuurka Dhalinyaradda Soomaaliyeed

0
122
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shir madaxeedkii 3-aad ee Ganacsiga iyo Hal abuurka dhalinyarada kaasi oo ay soo agaasintay Madasha Dhalinyarada Maandhis, hal ku dhiga sanadkaan ayaa ahaa  dhiirigalinta iyo wada hadalada si loo kordhiyo iskaashiga iyo adkeysiga dhaqaalaha Soomaaliya.
Agaasimaha Madasha Dhalinyarada Maandhis C/rahmaan Yuusuf ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeedka shirka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here