Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay shirka Amniga Imtixaanka Qaran ee Fasalka 12aad

0
25

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xildhibaan Nuuro Mustaf Mukhtaar ayaa maanta shir guddoomisay shirka Amniga Imtixaanka Qaran ee Fasalka 12aad.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here