Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay Munaasabad lagu dhiirigelinayay arday baratay Kitaabo diini ah

0
10
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad lagu dhiirigelinayay arday  xifdisay oo dhameysatay kitaabka saxiixul bukhaari iyo saxiixul Muslim ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaa kasoo qeyb galay Culimo, arday, Waalidiin, Maamulka Muàsasada Al-xaadiq oo ah madarasada aty arday ka qalin jabiyeen.
Ugu horeyn Gudoomiyayaasha Muàsasada Al-xaadiq Abdirahiim Xassan ayaa faahfaahiyay tirada arday iyo waxyaabaha u qabsoomay.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here