Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabiyeen arday baratay luuqadda englishka

0
177

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasibadda balaaran oo loo qabtay arday ka qalan jabisay mac-hadka luuqadaha ee foronti year ayaa lagu qabtay magaaladda Muqdisho, ardayda ayaa waxay gaarayeen 250 arday oo baratay luuqada Englishka.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here