Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay kulan dadka looga wacyigelinayo Xalufinta deegaanka.

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ololahan oo loogu magacdaray ka wacyigali dadkaaga jarista dhirta ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, Qaar kamid ah madaxdii ka soo qeyb galay ayaa bulshada Soomaaliyeed ku dhiiragaliyey beerista dhirta iyo joojinta xaalufka Deegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here