Magaalada Muqdisho oo laga daahfuray tartanka Qur’aanka Kariimka bisha Barakeysan ee Ramadaan

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasbad lagu qabtay magaalada muqdisho ayaa waxaa lagu daahduray tartanka Qur’aanka bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana munaasabadaasi goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Awqaafta Arimaha Diinta Soomaaliya, qaar kamid ah Wasaaraddaha Awqaafta Arimaha Diinta dowlad Goboleedyada dalka, Culumaa`udiin, bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.

Awke Ali Awil ayaa wabrixintaan inooga diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here