Magaalada Muqdisho oo laga daahfuray shirweynaha garab istaagi Barakacayaasha

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa laga daahfuray shirweyne looga hadlayey sidii loo garab istaagi lahaa Barakacayaasha, Qaxootiga iyo dadka dalka dib ugu soo laabtay.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here