Magaalada Muqdisho oo laga Daahfuray Mashruuc lagu taakuleynayo Caruurta Agoonta

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Saadaad Caliyow Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macallin Cabdulle  Safiirka dalka Qatar u jooga Soomaaliya Dr Cabdalla Bin Saalim Al-nucaymi iyo Gudomiyaha Hay’adda Qadar charity Cabdifataax Aadan Cali ayaa daah-furay mashruuc lagu taakuleynayo laguna kafaala-qaadayo carruurta agoonta ah.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inoo diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here