Magaalada Muqdisho oo laga daah-furtay wajiga labaad ee tababarka Barnaamijka xog uruurinta Tacliinta Sare

0
64
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magalda Muqdisho ayaa waxaa maanta laga dafuray wajiga labaad ee Barnaamijka xog uruurinta Tacliinta Sare ee HEMIS waxaan ka soo qeybgalay xubno matalayay 70 jamacadoda oo ka dhisan Somalia
Agaasimaha guud ee Waaxda Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada XFS, Maxamed Cabdullaahi Tawakal ayaa faahfaahin ka bixiyey Nidaamka Maamulka Xogta Tacliinta Sare (Higher Education Management Information System – HEMIS).
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here