Magaalada Kismaayo oo yeelaneyso 16 wado oo laami ah

0
405
Kismaayo(Waamo Radio)Magaalada Kismaayo ee caasimada ku meel gaarka ah ee Jubaland ayaa yeelaneysa 16 wado oo laami ah,waxaana dhismaha wadooyinka cusub iska kaashanaya Bankiga aduunka iyo dowlad gobaleedka Jubaland,waxaana 1,kii mitir ku baxaya lacag dhan tododoba boqol oo kun oo dollar.
Gudoomiyaha degmada Kismaayo Ibrhaaim Yuusuf Maxamed Timi jilic ayaa ka waramay halka uu qorshaha marayo iyo waxa u hirgalay iminka.

Marka ay hirgasho dhismaha wadooyinkan ayaa waxaa ay ka qeyb qaadan doonaan hormarka dhaqaale ee magaalada Kismaayo,oo mudooyinkan dambe ku jirtay soo kabasho dhinacyo badan leh.
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here