Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa habeenkii labaad si toos ah uga dhaqan galay bowdaga lagu soo rogay magaalada kaas oo loogu gol leeyahay sidii loo yareen lahaa faafitaanka cudurka Covid-19.
Ciidamada Booliiska Jubbaland ayaa u taagan dhaqan galinta wareegto ka soo baxday dowlad goboleedka Jubbaland oo bulshada loogu baaqay in ay jojiyaan isku imaatanka goobaha bulshada ku kulanto, maadaama uu soo laba kacleeyey xanuunka Caronavirus.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.