Magaalada Kismaayo oo tababar aqoon is-weydaarsi ah oo loogu qabtay maamulka khilaafaadka dhulka ee Jubaland

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland Maxamad Ibraahim Ogle ayaa si rasmi ah u daahfuray tababar aqoon is-weydaarsi ah oo loogu talagalay maamulka khilaafaadka dhulka ee Jubbaland.

Tababarka ayaa waxa Kaqeeb galay Masuliyiin katirsan Maamulka Dhulka Odayaasha Dhaqanka Dhalanyaro Haween iyo marti sharaf kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here